ligligid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liglig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liglig

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Saabka weelasha loo sameeyo ganaha ka soo taagtaagan. 2. Qoryo iswaydaarsan oo qumbaha afkiisa lagu sameeyo.
  2. Ruxruxid, dhaqdhaqaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur