lignayt

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (jool.) (ama dhuxul - dhagaxda kafeega ah) Dhuxul dhagax leh muuqaal qori, oo loo aqoonsanyahay inay ka joogto heerka ee maatar hireedka dhalanroggu ku dhacay. Heerka koowaad oo ay soo martay inta aysan noqon dhuxul-dhagax waa heerka biitka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur