liicliicsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liicliicsan. ld liicliicsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liicliicsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax liicliica ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liicliicsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld liicliicsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur