liicsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg liicso. ld liicsad, liicsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
liicsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax dhinac u janjeersasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
liicsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld liicsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
liicsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld liicsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0