liifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liif². ld luufid.

liif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.
  2. 1. Liif ciyaarid. 2. Caatoobid. ld luuf.

luufid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld liifid.