liifmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liifan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liifan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)

Macnaha:

  1. Wax caatobay noqosho.
  2. Wax caatoobay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur