liin-ugunji

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda. ld liimo-ugunji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liimo-ugunji

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld liin-ugunji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur