liindhanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadhanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liimadhanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld liindhanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur