liinfoomo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-mooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. (daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada. 2. (daaw.) Kansarka qanjirrada liinfada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur