liinxaali

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld liimo-xaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liimo-xaali

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Liin bambeelmada ka yaryar liin dhanaantana ka waaweyn oo dhadhan macaan leh. ld liin-xaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur