liiqliiqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liiqliiqo. ld liiqliiqad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liiqliiqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. Wax aan si fiican meel u haysan ruxruxasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liiqliiqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld liiqliiqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur