liire

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dhaq.) Lacag dalal dhawr ah laga isticmaalo ama laga isticmaali jiray sida dalka talyaaniga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur