liishaannaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg liishaaman. ld liishaannaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
liishaamanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax nishaaban ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
liishaannaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld liishaannaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00