liqsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Cid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin. ld laqsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laqsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld liqsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur