lisasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liso. ld lisad.

liso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Mindi iwm lisin ku afayn. 2. Xoolo maalid.

lisad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lisasho.