listan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xiddigaha raqaha oo dayaxu maro tooda labaad oo u dhexeysa godinta iyo lixaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur