lixaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lixaadso. ld laxaadsasho, laxaadsi, lixaadsad, lixaadsi.

lixaadso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Xoog yeelasho. ld laxaadso.

laxaadsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld lixaadsasho.

laxaadsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lixaadsasho.

lixaadsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lixaadsasho.

lixaadsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lixaadsasho.