lixdaneeye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lixdameeye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lixdameeye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tiro qiyaas ahaan u dhow lixdan. ld lixdameeyo, lixdaneeye, lixdaneeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur