lixle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xaashi turub oo lix dhibcood leh. 2. Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.