loofarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha: Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn. Ku l.: maal si xun u isticmaalid.