looyaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid nasiino iyo joogsad la'aan wadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur