lubbiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qalbi; kal; laab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qalbiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(quluub, m.dh) 1. Laab; kal. 2. Xasuus.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Waa; goor; sano. 2. Miile.1. Hiyi; laab; qalbi. 2. Lafaha dhudhammada midkood. 3. Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb-qaybiyaa saman-saman.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro.Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.1. Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad. 2. Qalbi; niyad.Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.Lamidka: luuq, jiiroSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0