lufluf

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Cunto hambo ah oo laysu soo uruuriyey.
  2. Cunto yar oo hambo ah uruurin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur