lugabaxsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lugabaxso. ld lugabaxsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lugabaxso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Socod curuqtirasho ah meel dhow ku tegid. ld majabaxso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lugabaxsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lugabaxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur