lugdheer

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Garabqodo.

Lamidka: Garabqodo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garabqodo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah xarar lagu sameeyo weelasha wax lagu shubto marka la tolayo; lugdheer; macata.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur