luglahaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lugleh. ld luglahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lugleh

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lahaa, -lahayd)

Macnaha:

  1. Ku l.: saamayn ku leh, la xiriira.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luglahaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld luglahaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur