lukowle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaar hal lug lagu tartamo; hangoole.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur