lulmood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg lulmoo. ld lulood.

lulmoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Lulmo dareemid. ld luloo.

lulood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lulmood.