luqluqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luqluqo. ld luqluqad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luqluqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luqluqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld luqluqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur