luqmaliigle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Magaca loogu yeero neef geel ah oo leh luqun qurxoon. 2. Neef geel ah, da'yar oo cayillan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur