luqunjibbaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Legdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo. Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid. ld luqunjebi.