lurnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luran². ld lurnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax la luray noqosho.
  2. Wax la luray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lurnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld lurnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur