luufluuf

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Wax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.
  2. 1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.