luumbi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaar dhaqameed lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka Banaadir, muusikadeeduna waa shareero, durbaan iyo codad kala duwan. ld nuumbi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur