luuqayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luuqee. ld luuqays, luuqin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luuqee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

Macnaha:

  1. Ku l.: hees ama gabay iwm cod macaan ku qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luuqays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld luuqayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luuqin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld luuqayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur