luusluusasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luusluuso. ld luusluusad.

luusluuso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.

luusluusad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld luusluusasho.