luusluusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luusluus².

luusluus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Liqid la liqo cunto iyadoo aan la ruugin. 2. L. ah: qof waayeel ah oo tallaabada iyo waxqabdkuba dhibaan.
  2. Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.