maaddi

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. M. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya.
  2. (fiis.) M. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo saari karo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur