maaddiyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fals.) Fikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan maaddo ahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur