maadeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maadee. ld maadeys.

Lamidka: maadee, maadeys

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maadee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. (riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maadeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (riw.) (-syo, m.dh) Jilid qosol leh. 2. ld maadeyn.

Lamidka: maadeyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur