maadeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maadeysasho.

Lamidka: maadeysasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maadeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maadeyso. ld maadeysad, maadeysi.

Lamidka: maadeyso, maadeysad, maadeysi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur