maageerasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maageero

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meegaarasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maageerasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waageerasho

weegaarasho