maaliki
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (dii.) Qofka mad'habta maalikiyada haysta; maalikiyadu waxay ka midtahay afarta mad'habood oo waa weyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Maalik (715-795 M.).
- (dii.) Afarta mad-habood oo waaweyn ee diinta Islaanka mid ka mid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

