maalin dayaxeed
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-lmo ..., m.l)
Macnaha:
- (c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulku dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

