maalinjoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xoolo maalin dhan ceel jooga. 2. ld maalinjoogid. Booqasho hal maalin ah.Booqashada hal maalin ah cid ugu tegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maalinjoogidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maalinjoog². ld maalinjoog¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0