maalsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur