maammuleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maamuleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maammule.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0