maandhaafid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg maandhaaf². ld maandhaaf¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maandhaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maandhaafid.
  2. Is m.: is-afgaranwaayid, isku khilaafid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur