maangaabnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maangaabi.

maangaabi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caqli iyo garaad yaraan; maangaab ahaansho. ld maangaabnimo.