maansabooliyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maansabooli². ld maansabooli¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maansabooliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof sheegta maanso uusan curinin. 2. ld maansabooliyid.Qof maanso aanu curin sheegasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0